Sama-kaab waa isbitaal casri ah oo bixiya adeegyada caafimaadka oo tayo sare leh, kuna shaqeeya xirfad, naxariis iyo hufnaan. Waxaan ku dadaalnaa in bukaan kasta helo daryeel ammaan ah, degdeg ah, isla markaana waafaqsan baahiyihiisa caafimaad.
Waxaan bixinnaa adeegyo daaweyn oo takhasus leh si loo ogaado loona maareeyo cudurro kala duwan, iya…
Waxaan haynaa qalab baaritaan oo casri ah si loo helo natiijooyin sax ah oo degdeg ah, taasoo fudude…
Isbitaalku waxa uu leeyahay qeybaha muhiimka ah ee daryeelka bukaanka si loo xaqiijiyo badbaado, raa…
01ICU si buuxda u qalabeysan oo leh qalab casri ah oo heer sare ah.
02Qolka Qalliinka oo leh agab caafimaad oo heer sare ah.
03Adeeg deg deg ah oo 24/7 ah — weligaa aan kaa maqnayn.
04ECHO, ECG, EEG, Colonoscopy & Gastroscopy — qalab casri ah.
05Dhammaan noocyada baaritaannada caafimaad si sax ah oo degdeg ah.
06Qeybta Physiotherapy oo ka caawisa bukaanka soo kabashada si degdeg ah.
07Dawooyin tayo sare leh oo la isku halayn karo, si fudud oo degdeg ah.
08Daryeel caafimaad oo joogto ah oo loogu talagalay bukaanada u baahan in lagu hayo isbitaalka.


